Wax garadka Magaalada Baydhabo Oo Walaac ka Muujiyey Ciribtirka Xoolaha ee Deegaanka

0
236

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ayadoo ay jiraan xoolo ku dayacan wadooyinka Magaalada Baydhabo ee xaruunta Gobolka baay ayaa waxaa ay wax garadka ku dhaqan magaalada baydhabo walaac ka muujiyeen dayaca xoolaha iyo xaalufka xoolaha.

Axmed Ibraahim Cali waxaa uu ka mid yahay wax garadka Magaalada Baydhabo waxaana uu ka warbixiyey dhibaatada dayaca xoolaha ay leedahay iyo weliba sida in xoolo lagu soo daayo magaalada ay qeyb weyn uga tahay dayaca xoolaha.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here