In ka badan Laba kun qoysas Danyar ah Ku nool Baydhabo Oo La gaarsiiyay Deeq Raashiin ah

0
223

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) In kabadan Laba kun oo qoys ayaa waxaa deeq raashiin ah oo ka timid boqortooyada cumaan loogu qeybiyey dad badan oo abaarta ka soo barakacay ee ku sugan Magaalada Baydhabo.

Qoysaska danta yare ee deeqdan raashiinka ah loo qeybiyey ayaa waxaa ay ka hadleen dareenkooda ku aadan deeqdan raashiinka ah ee ka timid boqortooyada cumaan ee  loo qeybiyey.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here