Sara u kaca ku yimid Qiimaha Qudaarta Baydhabo Oo Saameyn Dhaqaale ku Yeeshay Ganacsatada Suuqa.

0
415

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ganacsiga ayaa ah isha dhaqaale oo ay umadi ku tiirsan tahay Haddii uu Ganacsigaas hoos u dhac ku yimaada dhaqaalihiina uu hoos u dhacaayo maadama ay yihiin kuwa isku xiran,Sida la wada ogyahay waxaa dhowrkii bilood la soo dhaafay kor u kacdey qiimaha Khudaarta kala duwan dalka ka baxda gaar ahaan Goboladaan Baay iyo Bokool sabab la xariira abaaraha iyo Biyo Yarida ka jirta dalka taasi oo sababtey in Saameyn dhaqaale Xoogleh soo gaarto Ganacsatada iibisa khudaarta kala duwan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here