Wiil u dhalay jilaa caan ah oo lagu waayay dambi lagu soo eedeeyay.

0
266

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hay’adda la dagaalanka maandooriyaha ee dalka Hindiya ayaa wax dambi ah ku waysay wiil uu dhalay jilaaga wayn ee Bollywoodka ee Shah Rukh Khan.

Aryan Khan, oo 24 jir ah, ayaa la xiray bishii October 2021 isagoo lagu eedeeyay in uu sitay daroogo xilli uu xaflad ku sugnaa.

Aryan waxaa xiray Xafiiska Xakamaynta Maandooriyaha ee (NCB) iyadoo loo cuskaday sharciyada la xiriira haysashada, isticmaalka iyo iibinta daroogooyinka sharci darrada ah.
Jimcihii, ayay hay’adu ku waysay dhammaan eedeymihii loo haystay , iyaga oo yiri”wax daroogo ah lagama helin gacanta Aryan Khan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here