Masjid Cusub Oo Lagu Magacaabo Abuu Bakar Sadiiq Oo Baydhabo lagu furay.

0
384

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Masjidka cusub Abuu Bakar Sadiiq ee lagu dhisey Magaalada Baydhabo ayaa waxaa waqafay qof muxsin ah oo ka soo jeedo Degaanadaan Koonfur Galbeed kaasi oo muraadkiisa yahay in adduun iyo Aakhiro uu ku liibaano.

Xafladda furitaanka masjidkaan Cusub ee Abuu Bakar Sadiiq ayaa waxaa ka soo qeyb galay culimo, masuuliyiin ka socota Wasaaradda diinta iyo awqaafta iyo bulshada Magaalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here