Deeq Raashiin ah Oo Loo Qeybiyay Qoysas Danyar ah ee Ku nool Magaalada Baydhabo.

0
215

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Mashruuca Deeq Raashin ah Oo Looga Talagaley Seddax Kun Oo Qoys Oo Ku Nool Degmada Baydhabo ayaa Lagu Daah Furey Gudaha Magaalada Baydhabo, Waxeyna Deeqdaas Raashinka ay Ka Timid Walalaha Dalka Sacuudiya Arabiya Waxaana Bixineysa Hay’adda Taduumun Oo Wakiil Ka ah Deeqdaan.

Wajiga Koowaad Ee Deeqdaan Raashinka ah ayaa Waxaa Ka Faa’iideysatay Seddax Boqol Oo Qoys Oo Dan yar ah Kuna Nool Duuleedka Magaalada Baydhabo Kuwaasi Oo Loo Qeybiyey Raashinkan Nocyadiisa Kala Duwan.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here