Tartan Qur’aan Akhris ah oo Maal-mahaan Baydhabo Ka Socday Oo La Soo Gaba-gabeeyay.

0
215

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tartan Aqooneedkan oo mudo Seddax maalmood ka socday Magaalada Baydhabo, ayna soo qaban qaabisay Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Koonfur Galbeed ayaa la soo gaba gabeeyey, waxaana tartanka Qur’aan Akhriska loo qabtay ku dhawaad 70 arday oo ka kala socday 20 dugsi oo ku yaala Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here