Gudiga Sahminta iyo Naqshadeynta Magaalada Baydhabo Oo Kormeeray Goobaha Dhismooyinka ka socda Ee Magalada Baydhabo.

0
206

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudiga Sahminta Iyo Naqshadeynta Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay Ee Uu Dhowaan Magacaabey Gudoomiyaha Maamulka Degmada Baydhabo Abdulaahi Ali Watiin Oo Mudooyinkii La Soo Dhaafey Wadey Wacyigelinta Bulshada ayaa Kormeereen Qaar Ka Mid ah Goobaha Dhismooyinka ka socda Ee Magalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here