Xaruun lagu dayactiro Ilkaha Laguna qurxiyo Oo laga hirgeliyey Magaalada Baydhabo

0
319

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)  Maka Dantal Cleaning waxaa ay ka mid tahay xarumaha dhawaan Laga furay magalada baydhabo si Bulshada looga baahi Bixiyo Adeegyada Nadiifinta Ilkaha taasi oo meesha ka saarayso in ay adeegyadaan u adaan Magaalooyinka kale ee dalka .

Agaasimaha guud Ee xaruunta Maka dantal Cleaning Abadulaahi zeyla muxudiin Oo Ka Warbixyey Wax yaabaha ku qasabtay in xaruuntan baydhabo ku furaan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here