Xaruunta Baay Spare Parts ee Magaalada Baydhabo Oo Lagu Soo kordhiyey qalabka Gaadiidka kala duwan.

0
364

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Mustaf Xasan Cabdiraxmaan ‘Carab’ waxaa uu ka mid yahay maamulka xarunta Baay Spare Parta oo ku yaalo Xaafadda Onodka ee Magaalada Baydhabo.

Mustaf oo la hadlaayay Arlaadi Raadiyow ayaa waxaa uu sharxaad dheeraad ah ka bixiyay Baay Spare Parts oo lagu iibiyo agabka kala duwan ee keydka u ah gaadiidka kala duwan gaar ahaan bajaajta.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here