Qaar ka mid ah iskuulada Magaalada Baydhabo Oo ka furmay imtixaankii Ugu Dambeeyey Ee Sanad-dugsiyeedkan

0
263

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Todobaadyadii la soo dhaafay iskuulada Magaalada Baydhabo waxey wadeen diyaar garow ku aadan sidii ay u gali lahayeen Imtixaanka shahaadiga ah kaasi oo qaadaysa dowladda faderaalka soomaaliya.

Maanta ayaa si toos ah u bilaabeen iskuulada Magaalada Baydhabo qaadista imtixaankaasi oo galayaan ardeyda dhigata dugsiyada dhaxe iyo Form 4 ka iyagoona dadaal u gali doonaan dugsi kasta sidii uu kaalmaha hore ugu soo bixi lahaa.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here