Maamulka Degmada Baydhabo Oo Kormeeray Dhismaha Buundada isha Baydhabo

0
569

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Maamulka Degmada Baydhabo Abdulaahi Ali Watiin Iyo Qaar Ka Mid ah Howl Wadeenada Maamulka Degmada ayaa Waxey Kormeer Indha Indheen ah Ku Tageen Qaar Ka Mid ah Wadooyinka Degmada Baydhabo Oo Hada ay Ka Socodaan Dib u Habeyn Balaaran Kuwaasi oo Lagu Dhisayo dhismooyin Casri ah Asigoo Maamulka Dedaalo Uga Jira Dhismaha Goobaha Muhiimka u ah Bulshada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here