Xuska Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed Oo Maanta Lagu Qabtay Magaalada Baydhabo.

0
312
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha KGS Oo uu hogaaminaayey Agaasimaha Guud ee Wasaarada Mudane Ore Osman Mohamed ayaa Baydhabo ku qabatey xuska maalinta Dhalinyada Soomaaliyeed Oo ku beegan maanta oo ay tahay 15-Maay Oo sanad walibana laga xuso soomaaliya.
Xuska 15-ka May maalinta Dhalinyarada ayaa waxaa ka soo qeybgaley masuuliyiin ka kala socda qaar ka mid ah Wasaaradaha KGS , Maamulka Degmada Baydhabo, Ururada Dhalinyarada KGS, Kan Degmada Baydhabo iyo kan gobolka Baay , Abwaano iyo Marti Sharaf kale .
Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here