Suuqyada lagu iibiyo Qudaarta ee Magaalada Baydhabo oo laga dareemayo sare u kac ku yimid qiimaha Qudaarta.

0
206

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhowrkii Isbuuc ee La soo dhaafay Waxaa Magaalada Baydhabo iyo qeyba ka mid Degmooyinka Baay iyo Bokool waxaa laga dareemey Sara u kac aad u sareeya Qudaarta qeybaheeda kala duwan,Taasi oo loo Sababeynaya Roob Yaridii dhowrkii sano is xigey dalka ka jirtey iyo Roobabka dhawaan dalka ka da,ay oo jidadka qaar gooyey maadama Qudaarta ugu badan Baydhabo iyo degmooyinka kale ay ugu timaado Gobolka Shabeelaha Hoose.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here