Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dr Xuseen oo Ka Mid ah Dhaqaatiirta Magaalada Baydhabo Ayaa Xili Uu Barnaamijka Caafimaadka Ee Raadiyow Arlaadi Marti Ku ahaa Waxaa Uu Faafaahin Ka Bixiyey Waxyaabaha Keena Af-Urka Iyo Saameynta Dhibaato Ee Uu Leeyahay Asigoo Sidoo Kale Sheegey Wax yaabah Looga Hortagi Karo.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir