Gudoonka Waxbarashada Degmada Baydhabo Oo Sheegey in Imtixaanka Fasalka 8aad u Fadhiisan Doonaan 60 Iskuul Ardeydooda.

0
288

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Imtixaanka sanad dugsiyeedka 2021/22 ee fasalka 8aad dowlad goboleedka koonfur galbeed gaar ahaan Wasaarada Waxbarshada Hidaha iyo tacliinta sare ayaa ku dhawaqday waqtiga Imtixaanka.

Magaalada baydhabo oo ah xaruunta ku meel-gaarka Koonfur Galbeed waxaa imtixaanaadkan u fadhiisan doona 60 iskuul Ardeydooda sida uu sheegay Yusuf maxamed idriis gudoomiyaha Waxbarshada Magaalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here