Maamulka Degmada Baydhabo iyo Gudiga Sahminta iyo Naqshadeynta Degmada Oo La kulmay Qeybaha kala duwan ee Bulshada.

0
350

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maamulka Degmada Baydhabo iyo Gudigii Dhawaan loo magacaawey Dhulalka ,Sahminta iyo Naqshadeynta Degmada Baydhabo ayaa Maanta Kulan la qaatey Gudomiyaasha Xaafadaha Maagaalada ,Ururada Haweenka ,Dhalanyarada iyo Odeyaasha

Kulankan Ayaa waxaa looga hadlaayey sida ay u wada shaqeyn karaan Gudomiyaasha Xaafadaha iyo Gudigii dhawaan la magacaabey iyo wax yaabaha loogu baahan yahay Bulshada ku nool dhamaan xaafadaha Magaalada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here