Maamulka Isboortiska Degmada Waajid Oo wado dadaalo lagu tayeynaayo isboortiska Degmadaasi.

0
217

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Si loo horumariyo isboortiska degmada waajid ee gobolka bakool ayaa maamulka wuxuu xooga saaray in uu wax ka qabto garoomada iyo sidii loo tayeen lahaa ciyaartoyda iyo weliba qalabkii ay ku ciyaari lahayeen.

Maamulka ayaa sheegay in wax weliba ay u baahdaan dhinaca isboortiska in ay dhaqaalaha ay iska aruuriyaan madaama aan jirin xiligaani dad kale oo ka caawinaya adeegyadaasi.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here