Deeq Lacageed Oo la gaarsiiyey guddiga Masaajidka Cumar Binu khadhaab Ee Magaalada Xuddur.

0
223

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Masaajidada Xudur ayaa waxa ay ka mid yihiin Goobaha ay sida weyn u saameysay Koronta La,aanta ka jirta Magaalada, Gudiga Masjidka Cumar Binu khadhaab ayaa marar badan baaqya kala duwan soo saaray oo ay dadka Muxsiniinta iyo Maamulada laga qeyb qaato sidii Masaajidka u heli lahaa Koronta joogta ah si Howlaha Cibaadaadka u sii socdo, Waxaa Gudiga lagu wareejiyay Lacago ugu timid Jaaliyadaha dalka dibadiisa ku nool oo ka soo jeeda Gobolka Bokool.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here