Gudoonka Barlamaanka KG iyo Hay’adda WFP Oo ka wada hadlay Sidii Gargaar Bani’adanimo Loo gaarsiin lahaa dadka Abaaraha saameyey

0
213

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ku simaha Guddoomiyaha Baarlamanka Koonfur Galbeed Ahna Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Mudane Maxamed Nuur Macalin ayaa Kulan la qaatey Wafdi ay hogaamineyso laura Turner Xariirka Arrimaha Gargaarka Deg Deg ah ee Hay’adda WFP, Waxaana Shirka Qeyb ka ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Diini Cabdi Nuur Maxamed iyo Mas’uuliyiin kale.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here