Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Oo kulan la Qaatey Gudiga Dhulka Sahminta iyo Naqshadeynta Magaalada Baydhabo.

0
329

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Ahna Duqa Magalada Baydhabo Mudane Abdullahi Ali Watiin Iyo Ku Xigeenadiisa Ayaa kulan la qaatey Gudiga Dhulka ,Sahminta ,iyo Naqshadeynta Magaalada Baydhabo.

Gudigan Ayaa Ah gudi u gaar Ah ee Dhulalka kaas oo ka shaqeyn doono Sahminta iyo Naqshadeynta Magaalada si wax looga Qabto isku raranka Magaalada Ka jira iyo Hormarinta Qorshaha Hormarineed ee Qaab dhismeedka Degmada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here