Wasaaradda Gargaarka Soomaaliya Oo Boqolaal qoys oo barakacayaasha ku nool Magaalada Muqdisho u qaybisey deeq raashin ah.

0
223

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Gargaarka Maareynta masiibooyinka XFS ayaa Boqolaal qoys oo barakacayaasha ku nool degmada deyniile ee Gobolka Banaadir  Gaarsiisey dadka danta yar deeq raashin ah kuwas oo ka soo barakacay abaaraha ka jira dalka soomaaliya. Deqadan Raashiinka ayaa waxaa ka timid Dowladda imaaraadka carabta waxeyna ka mid tahay Kalmooyinka ay soo Gaarsiiyeen shacabka soomaaliyeed.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here