Mid Ka Mid ah Haweenka Ganacsiyada Yar yar Ku Leh Xaafadaha Magaalada Baydhabo Oo Dalbatey In Loo Kordhiyo Ganacsigeeda.

0
338

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Nasteexa Ibraahim Abdulaahi Oo Ka Mid ah Haweenka Ganacsiyada Yar Yar ku Leh Xaafada Xanaana Ee Magalada Baydhabo ayaa Waxey Inta aysan Bilaawin Ganacasigaan ay aheyd Qof Nolashiisa ay Ku Tiirsaneyd Ka Ganacsiga Dhuxusha Ayidoo Deganaan Jirtey Miiga.

Hooya Nasteexo oo ah Hooyo ay Ku Xariiraan 5 Caruur ah Iyo Waalidkeeda ayaa Tan Iyo Markey Soo Degtey Magaalada Baydhabo Waxey aheyd Qof Raadiya Sidii ay Ku Maareyn Laheyd Masaruufka Guriga Maadama ay Tahay Qof Iska Danyar ah Horeyna aan u Laheyn Xoolo Iyo Beer Toona.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here