Cudurka Shuban Biyoodka Oo Saameyn Ku Yeeshey Qoysas Hor Leh Oo Ku Dhaqan Magaalada Baydhabo.

0
189

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Faafitaanka Daacuunka Shuban biyoodka Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay ayaa si aad ugu faafay, Dadka Barakacyaasha ee Ku nool Kaamamka waa kuwa u nugul in cudurkaasi si dhaqsi ah ugu dhax faafo taasi oo sababeysa marxalada ay ku nool yihiin.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here