Wasaarada Haweenka KG Oo Deeq Raashin Ah U Qeybisey Qoysas Danyar Ah Oo Ku Nool Baydhabo.

0
246

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ku Dhowaad Afartan Qoys Oo Isugu Jira Dad Danyar ah Ee Ku Nool Kaamamka Ku Yaala Duleedka Magaalada Baydhabo ayaa Deeq Raashin ah Oo ay Isuga Jirta Bur Bariis Sokor Iyo Saliid Looga Qeybiyey Gudaha Xaruunta Wasarada Haweenka Xaquuqal Insaanka Arimaha Qoyska Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here