Hordhac: Arsenal Vs Man United

0
280

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulanka ugu xiisaha badan Premier league todobaadkan ayaa dhexmari doona kooxaha arsenal iyo Man United.

Labada kooxood ayaa ku tartamaya kaalinta 4-aad ee loogu soo boxo champions League.

Kulanka ayaa ah mid aan dhibichiisu u qaybsamin labada kooxood mid walba doonayso in ay badiyaan si ay u helaan dhibcaha kulanka.

Kulanka: Arsenal Vs Man United 

Tartanka: Premier League 

Wakhtiga:2:30

Garoonka: Emirates Stadium 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here