Dowlada Hoose Ee Degmada Baydhabo Oo ka hadashay Waqtiga la soo geba-gebeynaayo dhismaha Wadooyinka ka socda Magaalada.

0
286

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo Xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa ka socda dhismaha wadooyin laami ah iyo Buundooyin kuwaasi oo burbursanaa mudo aan helin wax dayactir ah,wadooyinka dhismaha ku socda waxaa kamid ah wadada onodka iyo Buundada Isha Baydhabo oo hada meel gebe geba ah marayaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here