Maamulka Shirkada Abuurka Beeraha Ee Aaran Agro Oo Sheegey in ay Beeralayda u keeneen Abuur Cusub

0
327

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iyadoo hada meela ka mid ah Deeganada KG ay ka da,een Roobkii Guga ayaa waxaa jira diyaar garow ay ugu jiraan dadka Beeralayda sidii ay ugu faa’ideysan lahaayeen in ay abuurtaan dalagyadii ay abuuran jireen maadama mudo sedex Xili ah oo aan roob fiican helin taasi oo keentey inuu yaraadey wax soosaarka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here