Haweenka Ku Nool Kaamka Laascaanood Ee Magaalada Baydhabo Oo Dalbadey In Biyo dhaamin loo sameeyo.

0
312

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ayidoo Lagu Guda Jiro Bisha Barakeysan Ee Ramadaan ayaa Waxaa Weli Baahiyo Dhan Welba ay Ka Jirtaa Guud ahaanba Kaamamka Ku Yaala Duleedka Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay Kuwaasi Oo Ku Sugan Bulsho Fara Badan Oo Ka Soo Barakacey Degaano Iyo Degmooyin Kala Duwan Abaarta Jirta Awgeeda.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here