Bulshada Degmada Waajid Oo Ka Warbixiyey Xaalda Biyo Yeri Ee Soo wajahday Ceelashii Ugu Waaweynaa Degmadaasi.

0
254

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmada Waajid Ee Gobolka Bakool ayaa Waxaa ay Ka Mid aheyd Degmooyinka Uga Biyaha Badan Marka Laga Hadlo Degmooyinka Kale ee Gobalka Bakool Waxaana Biyo u Soo Raadsan Jirey Marka La Gaaro Waqtiga Jiilaalka Inta Badan Bulshada Ku Nool Degaanada Hoos Yimaada Degmadaasi Ayigoo Usoo Raadsan Jirey Dadka Iyo Duunyadaba.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here