Aqoonyahan Bartay Cilmiga Beeraha Oo Magaalada Baydhabo ku soo bandhigay Hal-abuur cusub.

0
245

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Khadar Cabdulqaadir Abdulleh oo ku takhusay cilmiga xoolaha iyo Beeraha ayaa calafka xoolaha Duleedka Magalada Baydhabo ku soo bandhigay calafkaan wuxuu sheegay in tallaabadan ay ku dhalisay markii abaaraha ay saameyn ku yeesheen dadka reer guraaga si ay ula yimaadaan qaab looga hortaggi karo in xoolo badan ay dhintaan.

Khadar ayaa sheegay in loo baahan yahay in la baad baadiyo xoolaha asagoona dhinac kale sheegay in uu u istaagay inuu soo saaro adeegyo wax tar u leh bulshada xoola dhaqatada ah.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here