Wasaarada Caafimadka KG Oo Qalab Caafimaad kala wareegtay Hey’adda WHO

0
205
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaradda Cafimaadka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaaliya ayaa lagu wareejiyey Qalab Caafimaad oo lagu baari doono Cudurada Faafafa, sida Covid 19, Waxaana Wasaarada ay kala Wareegtay Hay’adda Caafimaadka Aduunka ee WHO iyo Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya.
Sheybaarka PCR/ PCR Lab Machine oo Lagu wareejiyay Wasaarada Caafimaadka ayaa looga maari doonaa baaritaanadii caafimaad ee loogu bixi jiray Muqdisho, waxaana wasaarada ay sheegtay in baahidii loo qabay qalabkan xiligaan la buuxiyey.
Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here