Maamuulka Iskuulka Salaaxudiin Oo Waalidiinta ugu baaqay inay Ardayda kala joojiyaan Isticmaalka Talefoonada Smart-phonka.

0
553

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Sida aan wada ognahay aqoontu waa sheyga kaliya ay dadku ay ku hormarin karaan noloshooda waxayna laga maarmaan u tahay nolosha bani’aadamka, marna ma simano qof aqoon leh iyo qof aan aqoon laheyn.Waxbarashada Magaalada Baydhabo maadi iyo diiniba ayaa si xooggan ugu Sareeya wakhtiyadii la soo dhaafay iyadoo walibo ay jiraan horumarro badan oo degdeg ah dhanka waxbarashada markii la eego sanadihii lasoo dhaafay.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here