Koob isdhaxgal bulsho ah Oo lagu soo gaba-gabeeyay Degmada Waajid Ee Gobolka Bakool.

0
482

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ayaanle Cabdi Ibraahim waa gudoomiyaha isboortiska Degmada Waajid ee gobolka bakool asigoo u waramaayay Arlaadi Raadiyow ayaa waxaa uu sheegey in horumar dhinaca isboortiska uu ka jiro Degmada Waajid iyadoona maalin ka hore Degmada lagu soo geba-gabeeyay koob loogu magacdaray isdhaxgalka bulshada kaasi oo uljeedkiisa ahaa sidii nabad iyo isdhax gal bulsho ay u sameyn lahayeen dadka ku nool degmadaasi.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muusy Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here