Dowlad Goboleedka KG Oo Laga Codsaday in ay kaalin Wanaagsan ka qaadato Horumarinta Afka Maayga.

0
216

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qorista iyo ku hadlida afka Hooyo waxay badbaada u tahay umad kasta dunida ku nool, Soomaaliya waxay leedahay dhowr lahjadood balse waxaa Dastuurka ku qoran Maay iyo Maxaa inay labada Lahjad ee Rasmiga ah uu dalka leeyahay,Balse Afka Maayga ayaa sanado badan gaabis ku socday Xagga ku hadlida iyo qoristiisa inkastoo hada ay jiraan dhalinyaro iskood isku abaabuley ee ka shaqeynaya hormarinta afka Maayga.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here