Tababar ku saabsan Xuquuqul insaanka Oo Loo Qabtay Wariyaasha Warbaahinta Dowladda.

0
205

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababarkan Socon doono Mudo Seddax Maalimood ah waxaa soo qaban qaabisay Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada Koonfur Galbeed iyadoo kaa shaneysa Amisom, waxaana loo qabtay Sodon iyo Shan Wariye oo ka tirsan Wasaarada arfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada Koonfur Galbeed.

Tababarkan ayaa lagu baran doonaa Xuquuqda Aadanaha isagoona dahfuray Wasiirka Wasaarada arfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada Koonfur Galbeed Iliyaas Ali Nuur.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here