Kulan Looga Hadlaayay Sidii Bulshada Deegaanada KG Loogu Wacyi-gelin Lahaa waxbarashada Madaniga ah Oo Baydhabo Lagu Qabtay.

0
418

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulanka jihaynta Gudiga Waxbarashada Madaniga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa sii wadajir ah uu soo qaban qaabisey Wasaarada Arimaha Gudaha heer federaal iyo heer Dowlad Goboleed.Kulanka waxaa ka soo ka qeyb galey Xubno Ka Socday Wasarada iyo Ururada Bulshada Rayidka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here