Hooyooyinka Uurka leh Oo loogu baaqay inay booqdaan xaruumaha Caafimaadka

0
378

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dr’s Anisa Maxamed Wardheere oo ka mid ah dhaqaatiirta Soomaaliyeed ayaa sheegtay faa’iidada hooyooyiinka uurka leh iney markasta ka warqabaan xaaladeeda caafimaad kuna xirnaadaan dhaqaatiirta iyo goobaha caafimaad.

Waxaa jira cudurro badan oo ku dhaca hooyiinka uurka leh sida nafaqo-xumada iyo caqbada la xariiro dhalmada Waxaan inta badan oo haliso ugu jiraan cudurka dhiikarka xiliyada Hooyiinka uurka ay leeyhiin.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here