Maamulka Degmada Xudur Oo Ka hadlay Dhibaatada dhaqaale iyo mida Ganacsi ee ka jirta Degmadaasi.

0
401

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmada Xudur Xaruunta Gobolka Bokool waxay ka mid tahay Degmooyinka ay mudo saaran tahay Go’doon waxaa aad u yaraadey helitaanka Adeegyada Bulshada u baahata iyo Ganacsiga iyo dhaqaalaha ayaa isna ilaha degmada aysan hada sidii larabay u shaqeynin taasi oo saameyn dhaqaale iyo mid Nololeed ku yeelatay Bulshada Ku nool Degmadaasi.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here