Wasaaradda Haweenka Koonfur Galbeed Oo Baydhabo Ku Daah Furtay Barnaamijka Gacalo.

0
354

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasarada Haweenka Xaquuqal Insaanka Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya Marwo Fahiima Cusmaan Cumar ayaa Magaalada Baydhabo Ku Daah Furtey Ololaha Gacalo Gabadheydiyey Oo Lagu Ciribtiraayo Gudniinka Gabdhah Kaasi Oo ay Iska Kaashaneyaan Ifraax Foundation Haya’adda UNFBA Iyo Wasarada Haweenka KGS.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here