Will yar oo lagu sameeyay qalliin noociisa aan horay dunida loogu arag

0
403

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhaqaatiirta Mareykanka ayaa sheegay in will yar oo lagu magacaabo Easton uu dhigay taariikh xagga caafimaadka ah kaddib markii uu noqday

qofkii ugu horeeyay ee dunida oo dhan ee helay adeeg wadna beeris ah iyo qanjirka thymus-ka ee difaaca jirka oo wada socda.

Tallaabadan ayaa la qaaday si loo badbaadiyo noloshiisa, balse waxaa sidoo kale loo arkaa inay gacan ka geysan doonto sare u qaadidda cilmiga ku aadan qalliinada lagu baddelo xubnaha jirka.

Muddo bilooyin ah ayaa ka soo wareegtay markii uu qaliinka maray, wuxuuna baaritaankii la sameeyay muujiyay in xaaladdiisu soo wanaagsanaaneyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here