Shir Looga Hadlaayay Sidii Loo Balaarin Lahaa Wadooyinka Degmada Waajid Oo Lagu Qabtay Degmadaasi.

0
196

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkan ayaa looga-hadlayey Sidii Loo Balaarin Lahaa Wadooyinka iyo Xaafadaha Degmda Waajid Ee Gobolka Bakool Taasi oo muhiim u ah isku-socodka Gaadiidka iyo dadka waxaan qeyb weyn ka noqan doonta bilicda degmada waajid.

Shirkan ayaa waxaa ka soo ka qeyb galay Gudoomiyaha degmada waajid Xildhibaannada Golaha deegaanka,ururrada bulushada rayidka odoyaasha dhaqanka iyo Gudoomiyaasha Xaafadaha.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here