Haweenka Danyarta ah Ee Ku Nool Kaamamka Magaalada Baydhabo Oo Dalbaday In Loo Fidiyo Caawinaad.

0
243

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kaamamka Ku Yaala Duleedka Magaalada Baydhabo ayaa Waxaa Ku Jira Bulsho Ka Soo Barakacey Degaano Kala Duwan Oo Ku Yaala Koonfur Galbeed kuwaasi Oo U Badan Haween Iyo Caruur aan Awoodin In ay Badabankooda Helaan Wax yaabaha Noolasha Aas Aaaska u ah.

Hadaba Qaar Ka Mid ah Haweenka Ku Nool Kaamka Mubaarag Ee Duleedka Magalada Baydhabo ayaa Waxey Ka Hadleen Sida ay Tahay Noolashooda iyagoona Codsadey In la Soo Gaarsiiyo Gar Gaar Deg Deg ah.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here