UNHCR Oo sheegtay inay ka walaacsan tahay ‘cunsuriyad’ lagula kacay qaxootiga ka cararaya Ukraine.

0
235

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ha’yadda Qaxootiga u qaabilsan Qaranmada Midoobay ee UNHCR ayaa sheegtay inay ka walaacsan tahay warbixinnada sheegaya in cunsuriyad lagula kacay dadka ka soo jeeda Afrika ee ka qaxaya dalka Ukraine.

UNHCR ayaa sheegtay inay soo gareen warbixino sheegay in dadka Afrikaanka ee doonaya inay galan dalka Poland in ahmiyad weyn aan la siin islamarkana mudnaanta koowaad ama dadka magangalyada la siiyo ay yihiin kuwa u dhashay dalka Ukraine.

Hay’adda UNHCR ayaa sidoo kale sheegtay in qaxootiga ka baxsanaya dalka Ukraine ay kor u dhaafeen 1.5 malyan oo ruux.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here