Duqa Magaalada Oslo ee dalka Norway oo laga helay cudurka COVID-19

0
418

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Duqa magaalada Oslo ee dalka Norway Raymond Johansen ayaa laga helay cudurka karoona feyris kadib baaritaan lagu sameeyay.

Raymond Jonhansen ayaa qoraal uu ku daabacay bogiisa Facebook ku sheegay inuu isku arkay calaamadaha hargabka islamarkana baaritaan lagu sameeyay lagu ogaaday inuu qabo ama uu ku dhacay cudurka COVID-19.

Dalka Norway ayaa ka mid ah dalalka sida ban u sameeyay cudurka karoona feyris nuucyadiisa kala duwan.

Madaxda dalalka Caalamka ayaa sidoo kale intooda badan u haleelay cudurka karoona feyris iyadoo qaar kood ay u geeriyoodeen cuudrkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here