Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Haweenka Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo wehelinaayey Agaasimaha guud Haweenka iyo xubno ka tirsan shaqaalo wasarada iyo masuuliyiin kale oo qalab ku wareejiyey iskuulka dadka baahiyaha gaarka ah qabo Baydhabo disabelate.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi