Dhalinyarada Magaalada Baydhabo Oo Sheegey in ay wadaan dadaalo ay kaga qeyb galayaan Gurmadka dadka Abaaraha saameeyeen.

0
493

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iyadoo Abaaraha dalka ka jira oo sii kordhayaan saameyna ku sii yeeleneysa dadka Beeralayda iyo Xoola dhaqatada kuwaasi oo waayay Mudo sedex xili ah Roobabkii ay ku diirsanayeen, hadana waxaa socda gurmad dadkaasi wax loogu qabanayo inkastoo wali gaarin heerkii la rabay.

Qaar ka mid ah dhalinyarada Magaalada Baydhabo ku nool ayaa waxa ay wadaan dadaalo ay ka qeyb galayaan sidii ay gurmadka socda kaalintooda uga geystaan maadama Xaalada kumanaan qof Noloshoodu halis ku jirto.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here