Sara u kac ku yimid Qiimaha shidaalka ee Magaalada Baydhabo.

0
419

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maalmihii la soo dhaafey Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa ka jirey sara u kac ku yimid iibinta shidaalka taasi oo sameysey ganacsatada shidaaleyda Iyo wadiyaasha gaadiidka.

Litirkii shidaalka ah ayaa waxaa uu gaarey 35kun oo shiling soomaali ah taasi oo ku keentay wadiyaasha gaadiidka in ay qaarkood ay iska dhigaan gaadiidka.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here