Barakacayaasha ku nool kaamka Misgaale Oo Dalbadey in gurmad Loo Sameeyo

0
432

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Qaar ka mid ah barakacyaasha ku nool kaamka misgaale Ee duleedka Baydhabo Ayaa waxaa ay yihin kuwa la daalac dhacaaya maareynta noolsha Reerkooda halka qaar kelana aan awoodin in ay raadsadaan qutul Yoonkooda ayigoo aan haysan qof hor jooga ah oo ka caawiya Waxyaabaha noolshooda aas aaska u ah sida waxabarashada , caafimaadka biyaha, cuntada iyo Wixii la mid ah.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here