Tababar ku saabsan badqabka Wariyaha Oo lagu soo gaba-gabeeyay Magaalada Baydhabo.

0
399

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) ku dhawaad 20 Wariye oo ka shaqeynaya raadiyaasha iyo Telefishinada ku yaala Magaalada Baydhabo ayaa mudo laba maalmood waxay qaateen tababar ku saabsan badqabka wariyaha, iyadoo tababarkaasi uu bixinaayay Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee SJS oo ay kaa shaneya Hay’ad Canada laga leeyahay.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here